By: Abdalla Way
Dunida cusub ee aynnu ku noolnahay lacagteedu waxay isu sii beddeleysaa qaab dhijitaal ah. Waxaa laga yaaba in aad u baratay lacagta shilin Soomaaliga iyo kuwa kale ee aad isticmaasho gacantana ku qaban karto ama arki karto,..........