$6.00
Han iyo himilo la’aani waxay qofka dhaxal-siiyaan inuu ku raaxaysan kari waayo nolosha, isla markaana u adkaysan waayo dharbaaxooyinka samanka. Haddaba, Buuggani wuxuu kuu fududaynayaa sidii aad hankaaga kor ugu qaadi lahayd, isla markaana u xaqiijin lahayd himiladaada nololeed.
$10.00
$16.00 $11.00